MALI TRADER

Waa adin salaamay Trades Kusoo dhawoow MaliTrader

Aqoon baroh kadibna ku shageysoh


Discord

Mali Trader waxa ay lee yihiin Discord kaas oo ku xeran arday gaaraayo 300+
oo aan anaga soo gacan qabanay waxa ay is kugu jiraan dad bilow ku imaaday ilaa hda suuqa ka shaqeesto waxa taas fududeeyay waa Dadaalka ay sameeyeen.



Qaabka aan u shaqayno?

•Waxa aan samaynaa Live Trade waxa aan la samynaa ardayda xiliga London Session iyo New York session waxa aan kasoo galnaa Discord.

•MaliTrader ardeyda Coarse keena dhigatah waxay helaan cawinad dhinac walbo ah ha noqotoh 1v1, Motivation, 24H Service iyo wax kle oo bdn taasna waxa suurta galisay MaliTrader.



Course

MaliTrader waxay bixiyan full Coarse oo mudo kooban aad ku baran kartoh xirfada suuqa ganacsiga ee Forex.Sidokle Coarse keena wuxu ukala baxa sadax qaybod oo kala ah

  • Basic

  • Premium

  • PRO

  • 📊Aqoon iyo kalsoni ku Trade Gareh

  • 💻 Isku filnasho Kaliga Trade Gareh

  • 🔑 Tradingka ka dhigo Ganacsi


Waa maxay 1 To 1 ?

System keena wuxu qabah wax la dhaho 1TO1 Oo aad course ka dhexdiisa ka qabsan kartid markad cawinaad ubahato nooc walbo ha ahato.Halkaas oo aad su’alihii kaa dhex guuxoyey aad ku weydiineysid maclinka sii Live ah. 1TO1 marka qabsanoysid waa inuu ku diyar sanadoh note ka kaas oo aad kuso qoraneysid su’alaha.



Certificate

MaliTrader waxay bixisa Shahaado taas oo cadeynaysah Ardeyga Basic Stage iyo Full Course Exam inu ku baaseye.


Sidee uga mid noqon karah MaliTrader?

Waa kuso biiri kartah team MaliTrader Instagram ka hoos buu yalah ku dhufoh kadib nala so hadal waa laguso jawabah 🙌.


OUR TEAM